Wadooyinka Baydhabo qeyb kamid ah Oo Laami Saaris lagu bilaabay

0
50

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhismaha Wadooyinka Laamiga ah ee ka socda Magaalada Baydhabo ayaa Shacabka baahi badan u qabeen dhismihiisa gaar ahaan Laami Casri ah iyadoona hada qeyb kamid ah Laamiga la saarayo si dadka loogu fududeeyo Maristeeda dadka iyo Gaadiidka kala duwan maadama ay mudo socdeen dhismaheeda.

Wadooyinka Laamiga hada la saarayo ayaa waxaa kamid ah Wadada Sodonka ilaa Cunaay tan Mursalna ay gabagaba mareyso iyo tan dhaxmarta baratamaha Magaalada Baydhabo oo iyaduna weli dhiman yihiin howlaheeda  iyadana lagu wado in la saaro Laami Casri ah si loo fududeeyo isku socodka dadka iyo Gaadiidka islamarkaana kor u qaadeysa Kobaca dhaqaalaha iyo Ganacsiga Magaalada.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa