Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Nafaqo-daradu waa xaalad halis ah oo dhacda marka uu qofku cuno cunno, taasoo aheyn xaddiga nafaqada saxda ah ee jirka u baahan yahay.
Nafaqo-daridu waxay saameysaa korniinka jidhka iyo maskaxda caruurta yar yar taasi oo saameyn caafimaad ku reebi kartaa caruurta.
Qaar kamid ah Dhaqaatiirta ka hawlgala xaruumaha caafimaad ee ku yaala Magaalada Dhoobley ayaa ugu baaqay in caruurta nafaqao la’aanta heysa ay geeyaan xaruumaha caaafimaadka.
Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa ka warramaysa