Xarunta Dhimirka Magaalada Baydhabo Oo Daawo yari soo wajahdey.

0
12

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xarunta dhimirka Magaalada Baydhabo ee Bukaaada ku jira ayaa waxaa soo wajahdey Caqabado Kala duwan ee dhanka Cunada iyo Daawooyinka ah, maadama in ka badan Todobo Sano aysan helin wax daryeel iyo dhaqaala ah oo ku filan iyadoona ay halkaasi ku jiraan Bukaano fara badan.

Sida uu Sheegey Maamulaha Xarunta Dhimirka ee Magaalada Baydhabo baahiyaha ka jira waxey sidoo kale saameyn kala duwan ku yeeshey Shaqaalaaha Xarunta waxeyna ay sidaasi ay tahay u taagan yihin Caawinta Bukanadooda.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa faah-faahineysa