Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Bacaha lagu daadiyo hareeraha Wadooyiinka hal bowlaha u ah Magaalada iyo Sido kale bartamaha Magaalada ayaa saameyn weyn ku yeesha bilicda Magaalada sido kalna waxaa dhibaatooyiinka ka dhaxla dadka xoolaleyda waxayna saameyn ku yeelataa Deegaanka.
Qaar kamid ah Bulshada Degmada Dhoobley ayaa ku baaqay in bacaha Qashinka lagu daadinin Wadooyiinka si ayna dhibaato uga soo gaadhin Deegaanka iyo xoolaha nool.
Khadar Axmed Salaan.ayaa warbixitan ku eegaya