Mashruuca talaalka xoolaha oo laga bilaabay Gobalka Shabelle Deegaanka Soomaalida.

0
106

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xafiiska Horumarinta Xoola-dhaqatada ee Degmada Godey oo kaashanaya hay’adda  Save the Children ayaa tuulada Badiilo-cad ka fuliyay Talaalka iyo daawaynta xoolaha.

Talaalkan oo loogu tala galay ariga iyo lo’da ayaa waxaa ka faa’iideystay xoolo dhaqtada ku nool tuulada Badiilo-cad iyo deegaanada kale ee Hoos taga.

Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya