Shirkadaha dhismaha ka shaqeeya ee Kismaayo baaq loo diray.

0
97

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xili dhawaan ilaa lix shirkadood oo ka shaqeeya dhimaha ay soo codsateen qandaraaska dhimaha biyo mareen loo samaaynayo wada laamiga ah ee Hormarta Shirkadda Hormuud oo ku taala xaafada Calanley ee Maagalada kismaayo ayaa Guddoomiyaha Degmada Kismaayo Cumar Cabdullaahi Maxamed (Farawayne) waxaa uu Shirkadaha ka shaqeeya dhismaha u soo jeediyay in si cadaalad ah ay u fuliyaan qandaraasyada dhisme ee ay ku guulaystaan qaadashadooda.

Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya