Maamul Goboleedyada dalka Oo lagu Wareejiyey Gaadiidka lagu qaboojiyo Kalluunka.

0
55

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Kalluumeysiga XFS ayaa ku wareejisay dowlad-goboleedyada dalka iyo maamulka Gobolka Banaadir gawaari iyo mootooyin casri ah, oo loogu talagalay in lagu keydiyo kalluunka.

Gaadiidkan oo gaaraya 40 gaadiid ayaa dhawaan qorshuhu yahay in lagaarsiiyo maamulgoboleedyada dalka.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa faah-faahineysa