Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Masuuliyiin ka tirsan Galmudug iyo Puntland oo Magaalada Gaalkacyo ka furay shir lagu heshiisiinayo beelo walaalo ah oo colaad horay u dhexmartay Taa oo sababtay in dad rayid ah siyaabo kala duwan loogu dilo Magaalada Gaalkacyo.
Kulankan ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiirka Wasaaradda Amniga Galmudug Masuuliyiinta Maamulka Mudug iyo kan Degmada gaalkacyo ee Dowlad Goboleedyada Galmudug iyo Puntland odayaasha dhaqanka beelaha ay colaadu ka dhex jirtay ururo ka socday Haweenka iyo Dhalinyarada.
Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya