Shacabka Degmada Xudur Oo soo dhaweeyey hirgelinta Ceelbiyoodyada.

0
14

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Degmada Xudur ayaa waxaa ka socda Qodista Sedax Ceel Riig la rabo in loogu soo saaro Biyo Macaan oo Bulshada baahi badan u qabaan Maadama Ceelasha hada shaqeeya ay yihiin kuwa Qaraar ama dhanaan ah kuwaasi dhibaata ku qabaan Cabista mararka qaarkood Caafimaadkooda halis ku ah

Qaar kamid ah Shacabka Magaalada Xudur ayaa soo dhaweeyey in loo qado Ceel leh Biyo Macaan ah oo ay u baahan yihiin iyagoo uga Mahadceliyey Dowlada iyo Hey’adaha bixinaya qarashka lagu qodayo Ceelasha gaaraya ilaa sedex ah si baahi uga baxaan.

Khadar Axmed Salaan. ayaa warbixintan ku eegaya