Wasaaradda Waxbarashada Hirshabeelle oo dadka Waaweyn ugu baaqday in ay xooga saaran waxbarashada.

0
43

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waxbarashadu ma laha xad da’ ah, weynaan iyo yaraan. Dadka waaweyn ee go’aansada inay wax bartaan waxay helaan fursad ay ku horumariyaan noloshooda shaqo, maaliyad iyo bulsho.

Wasaaradda Waxbarashada Hirshabeelle ayaa Dadka Waaweyn ugu baaqaday in ay xooga saaran waxbarashada.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa warbixintan ku eegeysa