Maamulka Gobolka Banaadir oo ka warbixiyay horumarka ka socda Caasimada.

0
47

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, xasan maxamed xuseen (Muungaab), ayaa ka warbixiyey horumarka ballaaran ee laga gaaray dhismaha iyo horumarinta caasimadda, sidoo kale xaaladda amniga oo uu ku tilmaamay mid hagaagsan.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa ka warramaysa