Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Arrimaha Gudaha Jubbaland ayaa maanta Magaalada Kismaayo ku qabatay Shirka Qorsheynta qaab dhismeedka adeeg daadajinta iyo saxiix heshiiska Isfahmka.
Kulankan oo ahaa mid Muhiim ah ayaa ku saabsanaa saxiixida is afgaradka Daadejinta labo iskuul oo Wasaaradda waxbarashada ayaa iskuuladaas ku wareejisey Degmada kismayo sii ay bilow ogu noqoto daadejinta adeegyada asaasiga ah ee degmada kismayo.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad. ayaa faah-faahinaya