Kulan looga dooday sida hortagi karo khataraha cimilada oo lagu soo xiray Muqdisho.

0
21

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waxaa maanta Magaalada Muqdisho lagu gabagabeeyay  Aqoon-isweydaarsi socday mudoo labo cidho ah kaas oo looga dooday fursadaha maaliyadeed ee looga hortagi karo khataraha cimilada.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa faah-faahineysa