Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Munaasabadan oo lagu Daah-furayay Adeega Cusub ee ATM Machine oo Salaam Soomaali Bank markii ugu horeeysay ka hirgeliyay Magaalada Baydhabo ee Gobolka Bay ayaa waxaa lagu qabtay Xaruunta Bangiga ee Baydhabo.
Waxaana ka qeyb-galay Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Koonfur Galbeed, Wasiir Ku xigeenka Wasaaradda Arimaha Gudaha Koonfur Galbeed, Agaasimaha Wasaaradda Ganacsiga, Agaasimaha Hay’adda Tubsan iyo Madaxda Bangiga.
Naxwo Axmed Kadiye. ayaa faah-faahineysa