Gudomiyaha Dhalinyaradda Jowhar Oo Ku Baaqay Ilaalinta Badqabka Deeganka.

0
53

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Badqabka Deeganku Waa Xaaladaha Ugu Muhiimsan Ee Dadka & Duunyada Waxana Inla Waayo Sababa Yareenta Heerka Nadafadda Deeganka

Xaalufinta Dhirta, Wasaqowga Hawada Deeganka & Isticmalka Hadka dhaafa Ee Waxyabaha Siidaya Maadoyinka Kiimakeysan.

Khadar Axmed Salaan. ayaa ka warramaya