Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Madasha akhriska iyo qoraalka Kaah oo ka mid naadiyada horumarinta Aqriska iyo qoraalka ee ka dhisan Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose ayaa Barnaamij wacyigalin oo ku saabsan kor u qaadista Akhriska iyo qoraalka ka bilaabay dugsiyada ku yaala Kismaayo.
Iskuulada ku yaala Magaalada Kismaayo ayaa haatan laga bilaabay Wacyigalin ku aadan kor u qaadista Akhriska iyo Qoraalka.
Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa faah-faahineysa