Ganacsatada Jowhar oo loogu Baaqay in ay hirgeliyaan warshado yar yar.

0
38

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ka hor Burburi Dowladii Dhexe ee Dalka Magaalada Jowhar waxaa ay kamid aheyd Magaaloyinka Ugu Warshadaha & Shaqo Abuurka Badan Ee Dalka Soomaaliya waxaana u soo shaqo doona jiray dadka ku nool gobolada Dalka.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegeysa