Warbixin:-kaalin Nooce ah ayeey Dhalinyaradu ka qaadan karaan Nabadeeynta Bulshada

0
50

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhalinyarada Soomaaliyeed ee aqoonyahanada ah ayaa ahaa mudooyiinkii danbe ahaa kuwa kaalin fir-fircoon ka qaadanayay Nabadeeynta iyo dibu dhiska Dalka.

Qaar kamid ah Dhalinyarada Ku nool Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa kawarbixiyay Doorka ay Dhalinyaradu ka qaadan karaan Wacyigelinta Nabadeynta iyo Horumarinta Bulshaada.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa