Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iyadoo sanadihii lasoo dhaafay Gobolka Mudug ee Bartamaha dalka ee si wayn uga hanaqaadeen tabcashada beeraha iyo soo saarida dalagyada noocyadooda Kala duwan baahi wayna ay u wajahayeen dadka beeralayda ah ee gobolka ayaa Wassarada beeraha iyo waraabka Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug waxaa ay beeralayda gobolka ku wareejisay cagafyo iyo sidoo kale miro loogu talagalay tabcashada beeraha.
Munaasabada lagu wareejinayay agabka ayaa waxaa ka qayb galay masuuliyiin ka tirsan gobolka iyo gudiga beeralayda gobolka.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa