Kulan Wacyelin ku saabsan Isticmaalka Daawo dhaqameedka oo Baydhabo lagu qabtey.

0
48

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kulankan oo ahaa mid Ardeyda Al-Qamar ee Magaalada Baydhabo lagaga Wacyigelinaayay Khataraha ka dhasha Isticmaalka Daawo dhaqameedka ooDadku weli ku dambeeyaan islamarkaana aysan ku baraarugsaneyn halsita ay leedahay isticmaalka Daawo dhaqameedka oo hada laga tagay.

Tababarka Wacyigelinta ayaa waxaa bixinaayey Dr Hilowle oo kamid ah Dhaqaatiirta ka howgasha Magaalada Baydhabo waxaana soo qaban qaabiyey Maamulka iyo Ardeyda Al-Qamar sidoo kale Ardeyda ayaa loo sheegey in Bulshada kale gaarsiiyaan Fariimahan si loogu badbaadiyo Isticmaalka Daaweynta laga soo gudbey.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa