kismaayo oo laga daahfuray Barnaamijka Marwo Caafimaad ee Degaanada Jubbaland

0
36

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Dowladda Jubaland ayaa maanta magaalada Kismaayo ka daahfurtay tababarka marwo caafimaad, waxaana ka faa’iideysanaya 45 haween ah oo laga soo xulay magaalada Kismaayo, xarunta gobolka Jubbada Hoose.

Munaasabadda daahfurka waxaa ka qeyb galay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka Jubaland, Mudane Maxamed Xuseen Maxamed, Agaasimaha Waaxda Qorsheynta ahna Madaxa Mashruuca “Marwo Caafimaad,” Iskuduwaha Caafimaadka Gobolka Jubbada Hoose, iyo 45 haween loo xushay barnaamijka.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya