Darawalada Mooto Bajaajta Magaalada Buur-hakaba oo Dhaqaale yari soo wajahday.

0
35

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Degmada Buur-Hakaba Waxay kamid tahay Meelaha uu saameynta weyn ku yeelatey Dagaalada Sokeeye ee uu dalka soo maray iyadoona dadka halkaasi ku ay mudo ku jireen xaalada adag islamarkaana uu ku yaraa Horumarada oo ay ugu horeyso Fursado Ganacsi shaqo iyo Adeegyada kale.

Dhalinyarada iyo dadka kale ee ku nool Degmada Buur-Hakaba ayaa sameystey Fursado shaqa Abuur oo ah Wadista Moota Bajaajta si ay Noloshooda uga maareeyaan kuwaas oo ka shaqeeya Gudaha Magaalada iyo Deegaanada kale ay dadka u baahan yihiin in loogu adeego inkastoo weli jirto Caqabado dhaqaale.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa