Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Agaasimaha Waaxda caafimaadka bulshada ee Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka bulshada Jubbaland abshir Yuusuf ayaa kawarbixiyay kulan ay Masuuliyiinta Wasaaaraddu la qaateen wakiilka cusub ee Hay’adda ICRC ee Deegaanada Jubbaland kaas oo booqday xarunta Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland ee Magaalada Kismaayo.
Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa faah-faahineysa