Shacabka Magaalada Muqdisho oo si weyn u soo dhaweeyay dhismaha waddooyinka caasimadda.

0
63

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xilli Magaalada Muqdisho jidadka waaweyn ay hadda si rasmi uga socdaan dhismooyiin aad u badan iyo inter-lookyo laga dhisayo xaafadaha Magaalada Muqdisho ayaa Shacabka magaalada Muqdisho si weyn u soo dhaweeyay dhismaha waddooyinka caasimadda.

Khadar Axmed Salaan. ayaa warbixintan ku eegaya