Maamulka Degmada Gaalkacyo oo lagu wareejiyay Dhir kala duwan.

0
34

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Galmudug Xirsi Yuusuf Barre oo isaga iyo Wafdi uu hogaaminayo ay Shalay gaadheen Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobalka Mudug ayaa Maanta ku wareejiyay Maamulka Degmada Gaalkacyo ku dhawaad Shan boqol oo geed kuwaa oo loogu talagalay in lagu dhireeyo Magaalada islamarkaana qeyb ka ah Barnaamijka wax beerista ee Galmudug.

Xirsi Yuusuf Barre Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Galmudug oo dhirtan ku wareejiyay Guddoomiyaha Degmada Gaalkacyo iyo Masuuliyiinta kale ee Degmadaasi ayaa Sheegay inay Wasaaradda Beeraha ay ka go’antahay Caagaarinta iyo inay sare u qaadaan Dhireynta Degmooyinka Galmudug iyo sido kale garab istaaga Beeraleyda ku sugan Guud ahaan Deegaanada Galmudug.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya