Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maalinta Caalamiga ah ee Samafalka waa maalin caalami ah oo sanad walba la xuso 5-ta Sebtembar. Waxaana ku dhawaaqay Golaha Guud ee Qaramada Midoobay sanadkii 2012.
Ujeeddada ugu weyn ee Maalinta Caalamiga ah ee Samafalka waa in kor loo qaado wacyiga iyo in la siiyo madal guud oo loogu talagalay hawlaha samafalka ee caalamka oo dhan, ha ahaadeen kuwo fulinaya shakhsiyaad ama ururo samafal.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad. ayaa warbixintan inooga diyaariyay