Olole lagu dhiirigalinaayo in caruurta la geeyo goobaha waxbarashada oo laga bilaabay Gaalkacyo.

0
61

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Gaalkacyo xarunta Gobolka Mudug ayaa laga daah-furay olole wacyigelin ah oo ay Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee maamulka Galmudug u samaynayso carruurta iyo waalidiinta, si loogu dhiirrigeliyo in carruurta la geeyo goobaha waxbarashada.

Khadar Axmed Salaan. ayaa faah-faahinaya