Ololaha Waxbarashada Gabdhaha oo laga Dahfurey Degmada Afgooye.

0
14

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Waxbarashadda Dowladda K/Galbeed ayaa Degmada Afgooye ka daahfurtey Ololaha Horumarinta Waxbarashada Gabdhaha taasi Oo ay wasaradu uga goleedahay in waxbarsho bilaasha h lagu siiyo Gabdhaha Waxbarshadu ka daahey ee ku nool degmada iyo degaanada hoos yimaada.

Waxaana daah-furka ololahaani ka soo qeyb galey maamulka Degmada Afgooye gudooiyaha Waxbarshada ee Gobolka Shabeelaha Hoose Mas’uuliyiin ka soctey Wasaarada Waxbarashada Maamuliyaasha Xaruumaha Waxbarshada Degmada iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada.

Khadar Axmed Salaan.ayaa fah-faahinaya