Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ururada bulshada rayidka Jubbaland waxay door muhiim ah ka ciyaaraan horumarinta iyo ilaalinta danta guud ee bulshada deegaanka. Iyaga oo kaashanaya hay’adaha dowladda, jaamacadaha, iyo hay’adaha caalamiga ah, ururadani waxay fuliyaan barnaamijyo kala duwan oo la xiriira wacyigelinta bulshada.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa fah-faahinaya