Dhalinyarada Soomaaliyeed oo looga digay Tahriibka.

0
42

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-La-taliyaha Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada ee Jubbaland ayaa digniin adag u diray dhalinyarada Soomaaliyeed ee ku hawlan safarrada sharci darrada ah ee tahriibka, isagoo ku tilmaamay arrin halis weyn ku ah nolosha, mustaqbalka iyo horumarka deegaanka bulshada.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya