Qaadashada kaarka aqoonsiga kaluumeeystada oo laga bilaabay Boosaaso.

0
63

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Maamulka Puntland, ayaa Magaalada Bosaaso ka bilawday qaadashada kaarka aqoonsiga kaluumaysatada magaaladaasi.

Kaarkaan Aqoonsiga ayaa waxaa door muhiim ah ka qaadan doonaa badka Kalluumaysatada kaasi oo fududeyn doono sharciyada jilaabashada kalluunka ee Badda.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa ka warramaysa