Magaalada Ceerigaabo oo laga bilaabay olole kor loogu qaadayo cashuuraha iyo sharciga gaadiidka.

0
36

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Cerigaabo ee Xarunta Gobalka Sanaag ayaa waxaa laga daah furay olole balaadhan oo kor loogu qaaday Canshuuraha iyo hubinta Sharciga gaadiidka kaasi oo ay si wada jir u hirgaliyeen Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Maamulka Canshuuraha bariga Magaalada Ceerigaabo.

Iskuduwaha Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Maamulka Canshuuraha bariga Magaalada Ceerigaabo Ciise Cabdi Cabdullaahi ayaa Bulshada ku booriyay inay la shaqeeyaan Laamaha Amniga Islamarkaana ay Gaadiidleydu hubiyaan inay heystaan Dhamaan Sharciyada Wado marista.

Xasan Maxamed Cabdullaahi. ayaa ka warramaya