Maamulka Degmada Xudur Oo dalbadey in la Caawiyo dadka Barakacayaasha.

0
45

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kadib markii dhawaan Degmada Xudur ay gaareen Qoysas badan oo Barakacayaal ah ayaa waxaa kormeer si wadajir ah ugu sameeyeen Maamulka Degmada Tiyeeglow iyo kan Xuddur kuwaas oo ka soo barakacay Tuulooyinka Shiimi, Ceelgaras, Mubaarak, Gunraale maadama ay halkaasi nolosha kaga soo adkaatey

Qaar ka mid ah dadkii ka soo barakacay Deegaannadii ay ku noolaayeen oo ka hadlay dhibaatooyin badan oo ay la kulmeen ayaa warbaahinta la hadlay, waxayna ka codsadeen in gurmad loo soo fidiyo.

Khadar Axmed Salaan. ayaa ka warramaya