Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadalka Cimilada Dowlad Goboledka Jubbaland ayaa dhowrkii sano ee ugu dambeeyay waday daadaalo lagu joojinayo xaalufinta deegaanka ayadoo bulshada lagu wacyigaliyay muhiimada dhirtu u leedahay bulshada iyo Deegaanka.
Khadar Axmed Salaan. ayaa faah-faahinaya