Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhalinyarada Soomaaliyeed ayaa kaalin weyn ku leh sare u qaadista wax soo saarka beeraha, maadaama ay yihiin awood firfircoon oo soo baxeysa iyo mustaqbalka, Ka qayb galka dhalinyaradu wuxuu horseed u noqon karaa horumar waara oo dhanka beeraha ah, taasoo saameyn ku yeelata nolosha bulshada iyo dhaqaalaha guud ee dalka.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa