Wasaaradda Haweenka Jubbaland oo bilowday Ol’ole lagu ciribtirayo gudniinka fircooniga.

0
161

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaardda Haweenka Arimaha qoyska iyo xuquuq insaanka Dowlad goboledka Jubbaland ayaa Magaalada kismaayo ka bilowday kulamo wacyigalin ah oo ku saabsan joojinta gudniinka fircooniga kaas dhibaato badan ku haya haweenka Soomaaliyeed.

Kulanada wacyigalin bulshada ee Wasaaraddu bilowday ayaa gogol xaar u ah sharciga gudniinka fircooniga kaas oo la dhamaystiray dhawaana ay Wasaaraddu soo bandhigi doonto.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa