Beeraleyda Gobalka Jubada hoose oo xoogga saaraya wax soosaarka dagalagyada kala duwan.

0
49

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Beeraleyda Soomaaliyeed ayaa laf-dhabar u ah dhaqaalaha dalka, gaar ahaan kuwa ku nool hareeraha wabiga Jubba ee gobolka Jubada Hoose.

Dalagyada ay ka beertaan beeraha ayaa ah kuwa quudiya kumannaan qoys, islamarkaana suuqyada Jubbaland ku soo kordhiyo cuntooyinka dalka.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad. ayaa kawarramaya