Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Cabdicasiis Maxamed Jamac, iyo Guddoomiyaha Degmada Caabudwaaq mudane Muxiyadin Adan Cali ayaa si wadajir ah u daah furay garoonka Kubadda Cagta ee degmada Caabudwaaq, kaasi oo dhismihiisu socday muddooyinkii ugu dambeeyay.
Munaasabadda lagu daah furayay islamarkana lagu wareejinayay furayaasha garoonka ayaa lagu qabtay gudaha garoonka,waxana ka qeyb galay xubno ka tirsan wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha Galmudug, maamulka degmada, xubno ka socday hay’adda NIS oo dhistay garoonka iyo marti sharaf kale.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa