Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Dowladda Jubbaland ayaa wadda masruuc war casri ah looga hirgalinayo Deegaanka Jiroole ee Galbeedka Magaalada Kismaayo.
Mashruucan daamka ah oo meel wanaagsan maraya ayaa loogu talagalay marka uu dhamaado ay biyahiisa isticmaalaan bulshada ku nool Deegaanka Jiroole oo baahi weyn oo biyaha ah qaba.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa fah-faahinaya