Degmada Dhoobley oo laga daah-furay Tababar ku saabsan Wada Shaqeynta Booliska iyo Bulshada

0
123

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhoobley waxaa laga daah furay Tababar socon doono mudo Saddex cisho ah islamarkaasina lagu barani doono wada Shaqeynta Booliska iyo Bulshada Aqoon kororsigan ayaa waxaa soo qaban qaabisay Wasaaradda Amniga Dowalada Jubbaland.

Axmed Suldaan Shiine.ayaa kawaramaya