Shirka Wax soosaarka kaluumaysiga iyo maamul baahinta xeebaha oo ka furmay Bosaaso.

0
29

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magalada Bosaaso ayaa marti gelinaysa shirka labaad ee Waxsoosaarka kaluumaysiga iyo maamul baahinta Puntland.

Agaasimaha guud ee wasaarada Kaluumaysiga iyo Khayraadka Badda Puntland Maxamed Siciid Balaak ayaa ka Warbixiyey Ujeedada laga lee yahay Shirka Waxsoosaarka kaluumaysiga iyo maamul baahinta xeebaha oo ka furmay Jaamacada Citycot ee Magalada Bosaaso.

Khadar Axmed Salaan. ayaa ka warramaya