Bulshada Tuulo Ooman Gobalka Galgaduud oo Codsaday Gar gaar Bini’aadanimo.

0
75

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Bulshada ku nool Tuulo Ooman ayaa baaq u diray Dowlad-goboleedka Galmudug, iyagoo ka dalbaday in wax laga qabto baahiyaha aas-aasiga ah ee Deegaanka, sida biyo la’aanta, adeegga caafimaadka oo xaddidan, iyo fursadaha Waxbarasho oo aan ku filnayn.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa warbixintan ku eegaya