Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maalintan waxaa sanad walba la xusaa 12-ka Agoosto, iyadoo lagu baraarujiyo kaalinta dhallinyaradu ku leeyihiin horumarka bulshada iyo baahida loo qabo in loo abuuro fursado horumarineed.
Maalinta Dhallinyarada Adduunka waxaa markii ugu horreysay la xusay sanadkii 2000, kadib markii Qaramada Midoobay ay aqoonsatay muhiimadda ay dhallinyaradu u leedahay nabadda, horumarka, iyo isbeddel bulsho.
Naxwo Axmed Kadiye. ayaa faah-faahneysa