Haween ku nool Dhoobley oo nolosha Qoyasaskooda ka maareeya Ganacsiyo yar yar.

0
38

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Degmada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose oo ah Maagalo dhacda xadka kala qeybiya Dalalka Soomaaliya iyo Kenya ayaa mudooyinkii danbe waxaa ku soo badanayay ganacsiga noocyadiisa kala duwan.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegeysa