Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Dowladda Jubbaland ayaa maanta Magaalada Kismaayo ku qabatay shir muhiim ah oo looga hadlayay sidii xal loogu heli lahaa gododka qashinka iyo sameynta ka dhalata.
Shirka ayaa waxaa kasoo qeyb galay Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Dowladda Jubbaland Mudane ismaciil Ahmed Garas, wasiiro ka tirsan Golaha Xukuumada Dowlada Jubaland, Maamulka Hay’adda Tayo-dhowrka Jubbaland, Maamulka Degmada Kismaayo, iyo Qaybaha kala duwan ee shaqaalaha Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada.
Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya