Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland oo faahfaahisay muhiimadda uu bulshada u leeyahay Tallaalka.

0
44

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waxaa jiro talaalo badan oo bulshada muhiim ah kuwaas oo looga hortago cuduro si weyn bulshadeena usaameynaayo, talaaladaasi waxaa ka mid ah Jadeecada, Dabaysha, Jadeecada Jirka, Qaaxada, Cudurka cagaarshowga, Talaalada carruurta

Talaalka waa mid ka mid ah tallaabooyinka caafimaad ee ugu waxtarka badan ee loo adeegsado ka hortagga cudurrada faafa. Faa’iidooyinkiisa waa kuwo u furan qofka la tallaalay, bulshada uu ku nool yahay, iyo guud ahaan nidaamka caafimaadka.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa faah-faahineysa