Sara ukac ku yimid qiimaha la iibiyo Raashiin ka suuqyada Baladweyne

0
42

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni) Waxaa sara u kac laga dareemayaa qiimaha la iibiyo rashiinka suuqayada magaalada baladweyne tasoo ay sababtay rashiinkii la keni jiray magaalada oo yaraaday.

Burka haafkisa ayaa la iibiyaa qimo dhan 13 dolar halka markii hore la iibin jiray 11 dolar
Sokorta ayaa la iibiyaa qimo dhan 18 dolar halka markii hore la iibin jiray 16 dollar.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa