Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka jubbadda hoose ku qabtay kulan lagu ansixinayay baahiyaha mudnaanta u leh bulshada islamarkana laga soo ururiyay bulshada ku nool Degmada kismaayo iyo deegaannada hoostaga.
Maxamed Cali Samow. ayaa faah-faahinaya