Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maalinta Caalamiga ah ee Ka Hortagga Tahriibinta Dadka, oo la xusaa 30-da Luulyo sanad kasta Waa maalin si gaar ah loogu baraarujiyo dhibaatada dadka lagu tahriibiyo, laguna dhiirrigeliyo ilaalinta xuquuqda bini’aadamka.
Qaramada Midoobay waxay Maalinta Caalamiga ah ee Ka Hortagga Tahriibinta Dadka u asteysay sanadkii 2013 si loogu baraarugo halista iyo baaxadda dambiyada la xiriira tahriibinta dadka.
Maxamed Cali Samow.ayaa warbixintan ku eegaya