Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Diblomaasiyaddu waa furaha is-fahamka dalalka, waa xudunta nabadda, iskaashiga iyo horumarka.
Dunidu maanta waxay mareysaa isbeddel cusub oo diblomaasiyadeed quwadihii waa weynaa ayaa kala shaki galay, isbahaysiyo cusub ayaa abuurmaya, loolanka istaraatiijiyadeedna aad ayuu u kordhay.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa